Farmaajo umuuqda in uu ka tanaasulay labadii sano ee muddo kordhinta ahayd !!!

Farmaajo oo ka tanaasulay labadii sano ee muddo kordhinta ahayd. Fake time buying !!!

Kooxda Farmaajo,ayaa wada tashi kadib isla qiray in aysan qaabkan wax ugu soconayn.

kadibna waxay isla dajiyeen qorshe cusub oo oranaya in ay wada hadal deg deg ah laga laan Saamilayda Siyaasada.

Qorshahooda cusub,ayaa ah…

1.In meesha laga saaro 2-dii sano.

2.In heshiiskii 17-September meesha laga saaro.

3.In nidaam doorasho oo cusub lagu heshiiyo.

4.In 9-bilood oo mudo ah laysla qaato oo doorashada lagu qabanayo.

Qorshahan ujeedka ay ka leeyihiin waa laba arimood oo kala ah..

1.In mudo kordhin Laysla ogol yahay ay helaan intay rabto ha noqotee.

2.In heshiis doorasho oo fursad siin kara ay baarbaartaan markale.

Jibril Qoobey.