VIDEO: Dhismaha Dekedda Garacad oo meel wanaagsan maraya Posted By: Jibril Qoobey April 19, 2021 Dhismaha Dekedda Garacad ayaa maraya meel wanaagsan, waxaana lagu wadaa in bilaha soo socda lasoo gaba-gabeeyo. Share this:TwitterFacebook