VIDEO: Sheekh Shariif “Wixii dalka ka dhaca mas’uuliyeeda waxaa qaadaya Farmaajo”

Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in wax kasta oo ka dhaca Dalka uu Mas’uuliyadeeda qaaday doono Farmaajo.