Dubbe oo fara-gelin ku eedeeyay Kenya iyo Jabuuti (VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Cusmaan Dubbe, ayaa ku eedeeyay Dowladaha Kenya iyo Jabuuti inay olale ka dhan ah muddo kordhinta Mohamed Abdullahi Farmaajo ay ka wadaa Shirka Midowga Africa.

Idil Television