Video:-Sidee u dhacay xukunkii Alshabaab Ee Gaalkacyo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Gobolka Mudug ayaa maanta xukun ku dil ah ku xukuntey labo Shabakadood oo ka tirsan Ururuka Alshabaab kana kooban sideed qof,waxaana lagu eedeeyay shanta ruux ee la xukumay inay dilal ka geysteen magaalada Gaalkacyo,kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday dad Haldoor ah.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159231488091878&id=742346877