WAR DEG DEG AH: Dhakhtar caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa goordhaw xaafada Al- barako ee degmada Hodan ku dilay Dr Xasan Cismaan Ciise Dr Buurane, oo ahaa dhakhtar ku takhasusay cudurarada Maqaarka.

Lamana oga sababta ka dambeyso in la dilo dhakhtarka oo muddo dheer u adeegayay bulshada Soomaaliyeed.

Idilnews