Jaamacada Carabta oo Dowlada Farmaajo usheegtay in ay miiska dib ugu laabato

Ururka Jaaamacdda Carabtu waxay cadaynaysaa inay si dhaw ula socoto xaalaadda siyaasadda Soomaaliya ee ka dhex jirta DF , Dawlaha Xubnaha ka ah Iyo dhinacyada kale.

Jaamacaddu waxay ku adkaynaysaa dawladda in ay fariisato miiska wadahadalka si loo gaaro heshiis u danaynaya Soomaalida oo dhan.