Madasha Badbaado Qaran oo ka hadashay go’aankii Midowga Afrika

Madasha Badbaado Qaran ayaa soo dhaweysay go’aanka ka soo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ee sida wayn loogu dhaleeceeyey muddo kororsigii labada sano ahaa.