Guddoomiyaha Gobalka Karkaar oo Amar cusub kaga dhawaaqay Qardho (Akhriso)

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye, ayaa soo saaray Amaro cusub oo ku wajahan ka hor-taga cudurka COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeeshay magaalada Qardho iyo deegaano kale oo kamid ah Gobalka Karkaar.