Koonfur Galbeed oo ka hor-timid muddo kororsiga Farmaajo (Akhriso)

Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid muddo kororsiga Mohamed Abdullahi Farmaajo, waxaana uu ku baaqay in dib loogu soo laabto wada-hadalada Heshiiskii Doorashooyinka Dalka ee 17-kii September.