Puntland oo Maxkamad soo taagtay Saraakiil katirsan Al-Shabaab (Sawirro)

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwadda eedaysanayaal 5 ah oo xeer ilaalintu kusoo eedaysay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sidoo kalena falal amniga liddi ku ah ka gaystay gobolka mudug.

1 Cabdiqadir Umul waa Madaxi qaraxyada iyo dilalka Gaalkacyo.

  1. Amiir Maxamed Jeeri
  2. Qaasim Al-Turaabi.
  3. Abayle
  4. Maxamud Abu Dhayib