Puntland oo ugu baaqday Farmaajo inuu is casilo (VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde, oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in shirka uu Maxamed C/llaahi Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.

Sidoo kale, Wasiir Timacadde ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay mid ku fashilmay Dalka, waxaana uu ugu baaqay Farmaajo inuu is casilo.