Abiy Ahmed oo iska diiday dalab uu u gudbiyay Fahad Yaasiin

Madaxa NISA Fahad Yaasiin 25-26-kii waxuu Ra’isalwasaaraha Itoobiya ka codsaday in uu Ciidankiisa ku caawiyo si ay udajiyaan xaalaada Caasimada Muqdisho,sida ilo muhiim ah ay xaqiijinayaan..

Abiy waa ku gacansayray codsigaas ka yimid Villa Somaliya ee Fahad soo gudbiyay,sida warku sheegayo.

Diidmada Abiy waxay ubadan tahay in ay ku salaysan tahay cadaadis dhanka Maraykanka uga yimid.

Fahad Yaasiin waxay ku noqotay diidmada Abiy lama filaan aad dhabarka uga jabisay hankoodii.

Xogtaas waxaa si faahfaahsan wax uga qoray operanewsap.com

https://www.operanewsapp.com/ke/en/share/detail?news_id=0fa1b9dc826470970d9a1c695b274d18&news_entry_id=1ec9f0de210428en_ke&open_type=transcoded&request_id=share_request&from=h5station

Jibril Qoobey.