Puntland oo fasaxday Shaqaalaha ka howlgalla deegaanadeeda

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland oo Waraaq soo saartay ayaa fasaxday maalinta sabtida ah dhamaan Shaqaalaha Puntland, maadama ay ku beegan tahay 1 bisha May, oo ah maalinta Shaqaalaha Adduunka.