Shacabka Hargeysa oo looga digay Libaax baxsad ah

Booliska Somaliland ayaa uga digay Shacabka kunool Magaalada Hargeysa Libaax kasoo baxsaday beerta xayawaanada Hargeysa ee Waran-Cade.

Booliska ayaa ugu baaqay Shacabka inay ka feejignaadaan Libaaxan baxsadka ah, hadii ay arkaana ay kusoo wargaliyaan Ciidanka.