VIDEO: Danjire Tarsan oo ugu baaqay Farmaajo inuu baneeyo Villa Soomaaliya

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya Maxamed Nuur Tarsan, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo in khudbada berri uu ka jeedinayo Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ay noqoto midiisii ugu dambeysay uuna baneeyo Villa Somalia.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10159252472046878&id=742346877