Sheekh Shariif oo la kulmay Qoorqoor iyo Guudlaawe (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha midowga Musharixiinta Sharif Sheikh Ahmed, ayaa kulan kula yeeshay hoygiisa Muqdisho Madaxweynayaasha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie iyo Hirshabelle Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa doorasho xor iyo xalaal ah oo dalka ka dhaca.