Video:-Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukuntay Horjoogayaashii Alshabaab

Maxkamadda ciidamada ee gobolada mudug iyo Cayn ayaa maanta xukun dil ah ku ridey Shanti Horjooge ee Ururka Argagaxisada ee Alshabaab u qaabilsanaa amarada iyo qorsheynta dilalka iyo qaraxyadi lagu gumaadey bulshada magaalada Galkacyo 13 sano ee laso dhaafey.Maxkamada Ciidamada ayaa sidoo kale xoriyadooda u celisey 4 qof oo marki hore lagu soo eedeeyey in ay Alshabaab ka tirsan yihiin balse lagu waayey wax danbi ah,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka