Gen. Xijaar oo amar siiyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Posted By: Jibril Qoobey May 3, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliska Jen. Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska in ay ku ekaadaan shaqadooda oo ah sugidda amniga muwaadiniinta iyo hantidooda, sidoo kale si fiican ula dhaqmaan Shacabka Soomaaliyeed. Share this:TwitterFacebook