Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Qunsulka Itoobiya ? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Qunsulka Itoobiya ee Puntland Mudane, Degnachew Yitbarek.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay arrimaha ganacsiga, amniga iyo siyaasadda. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo Xoghayaha Guud Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Xiddig Warsame.

Idil Television