Sawirro: Madaxweynaha DDS Cagjar oo Dhagaxbuur ka qaatay kaarka codbixinta

Madaxwaynaha DDS Mustafe muxumad ayaa maanta kaarka cod bixinta ka qaatay magaalada Dhagaxbuur ee xaruunta Gobolka Jarar.

Madaxwaynaha ayaa kaarka ka qaatay xaafada 4-aad ee maamulka magaalada dhagaxbuur, halkaas oo Madaxwayne Mustafe uga sharaxanyahy doorasha 6 aad ee Dalka Itoobiya dhawaan la filaayo in ay qabsoomto.

Waxaa kaloo kaarka codbixinta Dagmada Dhagaxbuur ka qaatay Hogaanka Nabadgalyada DDS Dr. Xuseen xaashi oo isna dagmada ka sharaxan.

Qaadashada kaarka codbixinta ayaana guud ahaan DDS si habsami leh uga socota.