Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo u duulay Dalka Ingariiska (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta safar gaar ah ugu ambabaxay dalka Ingiriiska.

Guddoomiyaha ayaa waxaa Airporka Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku sii sagootiyey Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, Wasiiro, Saraakiil ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Puntland.