Madaxweynaha Puntland oo caweeyay Shacabka magaalada Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dowladda Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa booqday Hotelka Cadduun Plaza oo dhawaan laga hirgeliyay Garoowe, si uu ganacsata ugu dhiirrigaliyo iney dalkooda maalgashadaan.

Madaxxweynaha ayaa intii uu booqashada ku jiray la kulmay qaybaha bulshadda, Cadduun Hotel oo qaab casri ah loo dhisay ayaa dhawaan xariga laga jaray.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.