VIDEO: Hees ka hadlay Kali-talisnimada fashilantay ee Farmaajo

Kooxda Waaberi Puntland ayaa soo saartay hees ka hadlaysa damaca Farmaajo ee ku aadanaa Kali-talisnimada.