VIDEO: HORDHACA BARNAAMIJKA AF-MEER DILAAGI SPORTS KA AHAA FEYSAL GUJIS

Warbaahinta Puntland ayaa dhowaan baahin doonto Barnaamijka taxanaha ah ee AF-MEER kaas oo lagu soo bandhigayo wareysiyo laga qaaday Amiiro iyo maleeshiyaad u qaabilsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab dilalka iyo Qaraxyada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug 13 sanno ee lasoo dhaafay.