VIDEO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray jidadkii ku xirmay dagaaladii Muqdisho

Ra’iisiul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa korneeray furista qaar ka mid ah jidadkii ku xirmay xasaradihii Muqdisho tan oo qeyb ka ah hirgelinta heshiiskii xalka looga gaaray qalalaasihii ka dhacay caasimadda.

Idilnews