Sawirro: Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Boqortooyadda Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka,si uu u soo Cumreysto.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale inta uu ku sugan Dalka Sacuudiga kulamo la yeelan doona Madaxda Sare ee Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.

Idilnews