Farmaajo oo doonaya inuu kiiska Badda kasoo celiyo Maxkamadda ICJ

Xogo lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya in Dowlada Qatar ay ku qancisay Farmaajo in uu Kenya la furo wadahadal kusaabsan Arrinka Badda, lagana codsado ICJ in dacwadaas lagu xaliyo Wadahadal labada dal ah.

Arrintan ayuu Farmaajo ku bedelanayaa Lacago ay u ballan qaaday Dowlada Qatar.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS ayaa xaqiijiyay inay dhowaan bilaabayaan wada-hadalo toos ah oo ay la yeelanayaan Dowladda Kenya, si meesha looga saaro mad-madowga labada dhinac.

Idil Television.