Maxaa ka naqaana Ergayga gaarka ah ee AU u soo magacowday Soomaaliya ?

Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u soo magacowday dhexdhexeedinta siyaasiyiinta Soomaalida John Dramani Mahama, ayaa dhashay 29-kii November 1958-kii. Madaxweynihii Ghana,ayuu soo noqday intii u dhaxeysay 2012-2017.

Wuxuu kaloo soo noqday Madaxweyne ku-xigeenkii Ghana,2009-2012.

Ilaa iyo hada Xaafiiska RW Rooble,Dowlad Goboleedyada iyo Musharaxiintu kama hadlin soo magacaabistiisa. Sidoo kale magacaabistiisu waxay kusoo aaday, iyadoo 20-ka bishan loo balansan yahay Shir looga xaajoonayo Doorashada Dalka.

Idil Television.