Muuse Suudi “Farmaajo oo buurta saaran shaqadan joogsanmeyso” (VIDEO)

Senator Muuse Suudi Yalaxoow, ayaa sheegay inay wadi doonaan olalaha ilaalinta sharciga iyo Dastuurka ee Hormuudka ay u yihiin Ciidanka Badbaado Qaran inta Farmaajo uu degan yahay Villa Soomaaliya.