Duulimaadyadii Somaliya oo si dadban loogu xiray Diyaarada Itoobiya

Dadka Muqdisho kabaxa Adiss-ababa tagaya,kadibna Nairobi usii gudbaya ee isticmaalaya diyaarada Itoobiya ayay ku baxaysaa Lacag dhan 750-dolar.

Waa lacag udhiganta inta loogu kala dhoofo Yurub to Africa, America to Africa Dubai To Africa,Istanbul To Africa.

Xasuusnoow waa laba Dal oo daris ah ku darsoo Nairobi iyo Muqdisho waa isaga dhow yihiin Adis-ababa iyo Muqdisho.

Ujeedka waxuu umuuqdaa in si dadban Diyaarada Itoobiya loogu xiray suuqa duulimaadyada Somaliya.

Jibril Qoobey