Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku guuldareystay la kulanka Madaxda Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib booqasho qaadatay 5 maalmood oo uu ku tagay Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.

Rooble ayaa kusoo Cumreystay Magaalooyinka barakeysan ee Makka iyo Madina. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa Sacuudiga ay u suuragali weyday inuu la kulmo Madaxda Boqortooyadda.

Idilnews