Sawirro: Magaalada Galhareeri oo ay heysato Al-Shabaab oo si weyn looga Ciiday maanta

Magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud oo ay gacanta ku heyso kooxda Al-Shabaab ayaa maanta si weyn looga Ciiday. Boqolaal qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Salaadda ciidda ku tukaday.