Madaxweyne Qoorqoor oo kulamo la qaatay Waxgaradka Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Safar dhulka ah kusoo gaaray Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxaa halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo shacabka Degmadda iyo Xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatey wargaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada isoo ka xog wareystay xaalada deegaanka.