Axmed Karaash “Dhalinyaradu waa lafdhabarta dalka kasta, waxaana naga go’an garab istaagooda”

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Dhallinyarada Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May ee maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed.