Beelaha Hawiye oo laga mamnuucay inay ka codeeyaan Doorashooyinka Somaliland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland,ayaa sheegtay in aan Dadk kasoo jeeda Beelaha Hawiye ka codeyn karin deegaanadeeda,maadaama aysan u dhalan.

“Qof aan u dhalan Somaliland ma codeynayo, way iska hadlayaan, ka soo kaxaystayna wuu iska hadlaya,waanu ku daba jiraa maalamaha soo socdana talaabo ayaanu ka qaadaynaa ku waxaas leh.”