Rooble “Waxaan mudnaan siinaynaa ka qeybgalka dhalinyarada ee Siyaasadda”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo ballanqaaday in xukuumaddiisu mudnaan gaar ah siineyso xoojinta kaalinta dhallinyarada.