Uhuru Kenyatta oo gaaray dalka Jabuuti (Sawirro)

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaaray Dalka Jabuuti, si uu uga qeybgalo caleema-saarka Madaxweyne Ismail Omar Guelleh oo maanta markii shanaad loo dhaarinayo Madaxweynaha Jabuuti.

Raiisul Wasaaraha Jabuuti, Wasiiro iyo Masuuliyiin kale ayaa Madaxweyne Uhuru kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti.

Idilnews