VIDEO: Sidee u dhacay Caleema-saarkii 5-aad Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ?

Ismail Omar Guelleh, ayaa markii shanaad maanta loo dhaariyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib guul uu ka gaaray doorashadii April oo mucaaradku qaadaceen.

Caleema-saarka 73 sanno jirkan, Jabuuti xukamayay 23 sanno, ayaa waxaa ka qeybgalay Madax ay kamid yihiin Ra’iisul Wasaarayaasha Itoobiya, Somalia iyo Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliland.

Idilnews