VIDEO: Shirweynaha Haweenka ee Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntlan

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo arrimaha Qoyska Dawladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji, ayaa ka qeybgashay Shirweynaha Haweenka ee Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Puntland oo Garoowe ka furmay.