Dib-u-eegis lagu sameynayo magacyada goobaha ganacsiga ee deegaanada Puntland

Garoowe

Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa bulshada kunool deegaanada Puntland ku wargalisay in laga bilaabo bishan May, ay Dowladdu bilaabayso dib-u-eegis lagu samaynayo magac bixinta meherada iyo qoraalada boorarka si loo ilaaliyo Afka-Soomaaliga, loona hirgaliyo xeerkii ilaalinta Afka Soomaaliga oo la ansixiyay.

Wasaaradda Wafaafinta ayaa sheegay in Dadweynaha looga baahan yahay in boorarka ay dhajinayaan yar iyo weynba ay ku qoraal Af-Soomaali.

Idilnews