Puntland oo xirmeysay dooxooyin katirsan Gobalka Nugaal

Wasaarada Degaanka, Beeraha iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Puntland ayaa xirmaysay dooxooyinka Cado-dheero iyo laba dulay oo hoos yimaada Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal muddo 15berri ah, waxaana laga mamnuucay in xoolo daaqaan si naqu si fiican ugu baxo.