Diyaar-garowga Shirka Madaxda Soomaalida oo ka socda Muqdisho

Diyaar-garowga Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Madaxda DFS ee muddo-xileedkoodu dhamaaday iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada ayaa ka socda magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada qaarkood ayaa lagu wadaa inay gelinka hore ee berri gaaraan Muqdisho, waxaana socda qaban-qaabada soo dhaweyntooda.

Idilnews