Madaxweyne Deni oo kasoo anba vaxay Imaaraadka Caawa

Madaxweyne Deni hada,ayuu garoonka Dubai soo galay,waxuuna kusii jeedaa Adis-ababa oo uu caawa xili danbe ku aadan yahay.

Madaxweynuhu beri Garowe,ayuu ka dagayaa oo uu isla beriba uga sii gudbayo Xamar.

Jibril Qoobey.