Maxamed Cali Afgooye oo loo doortay Guddoomiyaha Hanti-dhowrka Afrika

Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Maxamuud Cali, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha 3 sanno ee soo socota ee Ururka Hay’daha Hanti-dhawrrada Guud ee Afrika ee loo yaqaan (AFROSAI-E).

Sidoo kale, Guddoomiye ku-xigeenka Ururka ayaa loo doortay Hanti-dhawraha Guud ee Kenya Marwo Nancy Ganthungu.

Idilnews