Madaxweyne Laftagareen oo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa gaaray magaalada Muqdisho, oo lagu wado inuu ka furmo Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo dhameystirka heshiiskii 17-kii September.

Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin katirsan DFS ee muddo-xileedkeedu dhamaaday ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho Madaxweyne Cabdicaziiz Laftagareen.

Idilnews