Rooble iyo Deni oo caawa kulan yeeshay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble iyo Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ahaa mid horudhac ah ayaa looga hadlay furitaanka Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo xalinta caqabadaha ku geedaaman qabsoomida Shirka.

Idilnews