DF Soomaaliya oo cambaareeysay duqeymo Israel ka fulisay Gaza

Dowladda Federaalka Soomaaliya aya cambaareeysay weerarkii 17-kii bishan ay Israel ku qaaday xarunta Bisha Cas ee ay Qatar ku lahayd marinka Gaza, kaas oo uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale, duqayntaas ayaa waxaa ku burburay Isbitaalka Hamad Bin Khalifa.

Idilnews