Laftagareen iyo Midowga Musharixiinta oo caawa kulan yeeshay (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Laftagaree iyo Midowga Musharixiinta ayaa caawa kulan ku qaatay Hotelka Decale ee Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay xal u helida arrimaha doorashooyinka iyo sidii madasha xisbiyada ay u taageeri lahaa shirka looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka,

Idilnews