Mareykanka oo baaq u diray Madaxda Soomaalida ee ku shiraysa Muqdisho

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay Shirka Madaxda DFS ee muddo-xileedkoodu dhamaaday iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada ee ka furmaya Muqdisho, iyadoo ugu baaqday inay gaaraan heshiis, si dalku u aado doorasho.

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee Waaxda Arrimaha Africa ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanku uu si buuxda u taageersan yahay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble.

Idilnews